Basso Mudug
.
  • Humanatarian Aid
  • Health
  • Orphan
  • Education
  • Economic & Dev
  • Water & Sanitation
  • Gallery
  • Contact us
  • Donate now
You are here : Basso Mudug » Archives for Uncategorized
  • Contact us
    Muqdisho Somalia
    Email: nima3212001@yahoo.com

    London, UK
    Ilhan Ali Gasar
    Tel: 442035608148

    Bristol, UK
    Abdulkarim Ali Osman
    Tel: 447903704123
    osman_20@hotmail.co.uk

    Minnesota USA
    Abdijabar Adan Arale (Lugagooys)
    Tel: 612-483-1127
    Email: samaan50@hotmail.com

    Minnesota USA
    Hassan Ahmed Jocle (Xassan Bile)
    Tel: 612-644-0566
    Email: xasanjocle@hotmail.com

    Colorado USA
    Abdirisaq Abshir Idle (iidoor)
    Tel: 303-960-0899
  • Recent Posts
    • madaxa Hay,ada Bassomudug oo safar ka soo laabtay
    • Ceel aan ka qodnay dagaanka Qudus ee Shabeelada Hoose
    • Hay’ada Samafalka Basso Mudug oo laga hirgaliyay Wadanka Maraykanka
    • Hay’da Basso Mudug oo socdaal ku tagtay magaalada Bargaan
    • Socdaalkii hay’ada samafalka Basso Mudug ee Dagmada Ceelbuur
  • Recent Comments
    • Archives
      • December 2012
      • July 2012
    • Categories
      • Uncategorized
    • Meta
      • Log in
      • Entries RSS
      • Comments RSS
      • WordPress.org

    madaxa Hay,ada Bassomudug oo safar ka soo laabtay

    December 5th, 2012 07:32 AM | bmudug | Uncategorized | 10 Comments
    waxaa dhawaaan safar indha indhayna ka soo laabtay madaxa hay'ada Bassomudug u qaabilsan arimaha wacyigalinta iyo dhaqaalaha Mr Cabdijibaar Adan Caraale {luga goosy },safarkaas uu ku soo indha indheeyay uguna soo kuurgakay  dageenada ay ka howl gasho Hay'ada Bassomudug Cabdijibar waxuu ... Read More

    Ceel aan ka qodnay dagaanka Qudus ee Shabeelada Hoose

    July 22nd, 2012 06:01 AM | bmudug | Uncategorized | 24 Comments
    xasan
                  Waxaan noo suurta gashay inaan ceel cusub ka hirgalino dagaanka Qudus ee Shabeelada Hoose oo eey biyo la'aan xoogan ku heysay qoosas gaaraya ilaayo afar boqol (400) oo qooys oo kasoo guuray dagaanka Caloolweyn ee Shabeelada Dhexe. Waxaan kaloo ka ... Read More

    Hay’ada Samafalka Basso Mudug oo laga hirgaliyay Wadan...

    July 13th, 2012 12:10 AM | bmudug | Uncategorized | 38 Comments
    logoooo(1)
    Waxaan ugu Bishaaraynaynaa Bulsho waynta dagan Deegaanada Mudugta Hoose, inaan ka sharciyaynay Hay'ada Basso Mudug Development Society {B.M.D.S} oo ah Hay'ada Horumarinta Bulshada Mudugta Hoose wadanka Maraykanka.  Haysanana sharciyadi looga baahnaay hay'ad dhamaan, una furnay account.iyo websed ay qaas u ... Read More

    Hay’da Basso Mudug oo socdaal ku tagtay magaalada Barg...

    July 12th, 2012 11:52 PM | bmudug | Uncategorized | 1,804 Comments
    basso6
     Waxaa dhawaan socdaal ku tagnay magaalda Bargaan ee degaanka Basso Mudug, hadaan idinkaaga faaloono Magaalada Bargaan, waa Magaalo ka badalan sidi aan ku ogaay  xaga horumarka, sababtoo ah marki iigu Danbaysay magaalada ma jirin wax adeega bulshada ah, inkastoo an ... Read More

    Socdaalkii hay’ada samafalka Basso Mudug ee Dagmada Ce...

    July 10th, 2012 12:20 AM | bmudug | Uncategorized | 10 Comments
    basso10
    Waxaan dhawaan soo booqanay Caasimada Basso Mudug ee Ceelbuur, runti Ceelbuur waa magaalo aad noo jiitay waxaan ku arkaysaa inay magaalo facwayn tahay guryaha taariiqigaa ee ku yaalo ee uu talyaanigu ka dhisay qarnigii 19ki ama kun 1920ki, laakiin dagmadu waa ... Read More

    Socdaalki Hay’ada Basso Mudug ee Dagaanka Galhareeri

    July 10th, 2012 12:18 AM | bmudug | Uncategorized | 123 Comments
    basso4
    Waxaan dhawaan sahan indha indhayna ku tagnay Dgalhareeri oo  ah Dagmada qaadatahy Dagma nimadeeda marki ay buuxusay wax yaalihi Dowladi Kacaanka uga baahneed sanadki 1988ki taasoo dowladi Maxamed Siyaad bare u aqoonsatay Dagmabuuxda lehna maamulkeeda u gaarkaa, Dagmada Galhareeri runtii waa ... Read More

    hay’ada Basso Mudugoo soo booqatay Dagaanka Jacar

    July 10th, 2012 12:12 AM | bmudug | Uncategorized | 26 Comments
    basso8
    Waxaan dhawaan booqasho ku tagnaya dageen waynaha Jacar, oo aan kula kulanay Ugaaska Beesha Murusade ugaas Cabdulaahi ugaas Xaashi Ugaas Faracade iyo odayaasha dhaqanka sida Gudoomiyaha dageenka Jacar Ismaaciil Dhuxuloow iyo odaydhaqameedka ku caankaa Jacar oo hadaad markasta maqasho Jacar ... Read More

    Safarki Hay’ada Basso Mudug ee Dagaanka Dari‏

    July 10th, 2012 12:04 AM | bmudug | Uncategorized | 1,817 Comments
    Dad badan markay maqlaan deegaanka Dari waxay soo xasuusanaayaan sanadkii 2006ki marki Maxamaed Qanyare Afrah oo ay bursanaayeen maxkamadi Islaamiga uu sal dhigtay dageenka Dari, oo ah magaalo ay kasoo jeedaan haybta uu ka shashay. waxaan booqasho gaaban oo sahan  ah ... Read More
    • .




















    • Theme Credits
      Redio WordPress theme By Quasargaming.com's Book of Ra, Sizzling Hot and Lucky Ladys Charm.
    Copyright © 2013. All Rights Reserved