Basso Mudug

madaxa Hay,ada Bassomudug oo safar ka soo laabtay
waxaa dhawaaan safar indha indhayna ka soo laabtay madaxa hay’ada Bassomudug u qaabilsan arimaha wacyigalinta iyo dhaqaalaha Mr Cabdijibaar Adan Caraale {luga goosy },safarkaas uu ku soo indha indheeyay uguna soo kuurgakay  dageenada ay ka howl gasho Hay’ada Bassomudug

Cabdijibar waxuu lasoo kulmay dhaman holwadeenada hay’ada ee jooga Somaaliya, waxuuna soo indha indheeyay say hoowshu socota,waxuuna sidoo kale soo bixiyay simanaaro badan  oo uu siinaayay shaqaalaha ka howl gala Hay’ada Bassomudug xafiisyadeeda kala duwan,

waxuuna kasoo diyariyay ducumintery iskuugu jira maqal iyo muuqaal waxaan dhanwaan soo dhigi doonaa barta yutubka ee bogeena ee ha u dayma la aan

Waadmahadsan tihiin holwadeenada Hay’adaan dhamaan meel kasta o aad joogtaa iyo inta nmagu xiran  nagalana soo xiriir

bassomudub.gmail.com

Ceel aan ka qodnay dagaanka Qudus ee Shabeelada Hoose
Waxaan noo suurta gashay inaan ceel cusub ka hirgalino dagaanka Qudus ee Shabeelada Hoose oo eey biyo la’aan xoogan ku heysay qoosas gaaraya ilaayo afar boqol (400) oo qooys oo kasoo guuray dagaanka Caloolweyn ee Shabeelada Dhexe. Waxaan kaloo ka hirgalinay isla dagaanka Qudus iskuul hoose dhexe oo eey ka faa’iideesteen qosaskaas soo bara kacay, waxaana gacan nagusiiyay qurba joogta dagaankaas udhalatay, waxaana gacan weyn ka geestay suldaan Cabdi Maxamud Faarax(Cabdi Sarandi).

Hay’ada Samafalka Basso Mudug oo laga hirgaliyay Wadanka Maraykanka
Waxaan ugu Bishaaraynaynaa Bulsho waynta dagan Deegaanada Mudugta Hoose, inaan ka sharciyaynay Hay’ada Basso Mudug Development Society {B.M.D.S} oo ah Hay’ada Horumarinta Bulshada Mudugta Hoose wadanka Maraykanka.  Haysanana sharciyadi looga baahnaay hay’ad dhamaan, una furnay account.iyo websed ay qaas u leedahay. haysanana qolo kasta oo nacaawinayso AD lambarki, ama xisaab calinta waxa loo yaqaano oo ay abaahnaayeen. dhawaana ka sharciayadoono Wazaarada arimaha gudaha ee soomaaliya,  UNka iyo degaanada ay ka shaqayn doonto maamulada ka arimiya dhamaantood

A.Mac’naha Basso mudug xagaysa ka howlgalaysaa?

Basso Mudug, waa Mudugta Hoose  waagi gumaysiga Talyaaniga ayuuna magacaani Baxay.Mudug ayaa waxay kala ahayd Alto mudug oo caasimadeedu ahayd Gaalkacyo iyo Basso Mudug oo caasimadeedu ahayd Ceelbuur.

marka waxi ka hooseeyo Gaalkacyo ayaa la oranjiray Basso Mudug, waxuuna Ceelbuur dagmo u magacaabay sanadki 1929kii, kanna dhigay caasimada Basso Mudug. Basso mudug waa degaan baaxadiisu tahay 400km waxaana hoostaga shan Dagmo oo kala ah dhanka bari. Ceeldheer.iyo Gaclad.dhinaca koofur Wabxo.dhinaca waqooyi Galhareeri dhinaca Galbeedna Ceelgaras. waxay leedahay Xeeb aad u dheer oo looyaqaan xeebta Mareegiyo Dakada Wayn ee Cigo, iyo Gagida Diyaaradaha ugu wayn gobalada dhaxe, ee uu ruushku dhisay kana dagi karaan diyaaradaha ugu waawayn dunida ee ku taalo caasimada bassomudug ee ceelbuur.

marka waxay ka hoowlgalidoontaa dagmooyinkaas iyo deegaanada ku xeeran

B.   maxay qabanaysaa hay’ada bassomudug?

Hay’adaani Basso Mudug waa hay’ad u shaqaysa bulshada kalana shaqaysa horumarka bulshada dhicnac kasta uu u kala baxo.  wax shaqo ahna kuma lahan siyaasad.mana lagu doonaayo in lagu abuurto dhaqaalo  waa Hay’ad iskaa wax u qabso ah ama {nonprofit origination}

c. maxaa nagu kalifay inaan hay’adaan hirgalino?

Waxan wax badan ka shaqaynaynay si iskaa wax u qabso ah  degaanadaan Mudugta Hoose maadaama aysan ka jirin  wax Dowlad ah, oo qabto waxa ay u baahan yihiin degaanku si shaqsi yaad ah ama qaabka looyaqaano qaaraan {Collective Money} waxaan is ku afgaranay in aan baahida jirta looga haqab beeli karin qaabka aan wax ku wadno. baahiduna badan tahay.  in kastoo Dad is xil qaamay ay ka hirgaliyeen adeegyo caafimaad, adaeegyo wax barasho, iyo mid bahida biyaha, una gurman jireen abaaraha ka dhaca deegan waynaha Basso Mudug, hadana markaan socdaal ku soo marnay qayba ka mida deegaanka sanadki hore aa waxaa noosoo baxay inaan samayno hay’adan si aan caalamka wax ugu waydiino deegaanka.

marka waxaan ka cosanaynaa dhamaan Bulshada dagan

Deegaankaan  Hay’adaha Dowligaa iyo kuwa aan Dowliga ahayn inay nagu  garab siiyaan shaqadaan aan isu xilqaanay. Waxaana Hay’ad localoo aan ku tiirsanayn hay ad kale waxi ay garab uga hesho maahane. waxaana soo dhawaynaynaa cidkasta oo wax nagala qabanayso ama maamulka ka mid noqonaysa,

waxaan xafiisyo ku yeelan donaa Gobalka Banaadir, Dagmada Ceelbuur, dagmada Galhareeri. iyo Dagmada Wabxo. kadibna waxaan u gudbi doonaa deegaanada kale ee gobalka Bassomudug halka dibadana ay ka howl gali doonto maraykanka.Canada.Engiriska iyo Swedan

Fadlan waxi talo ama wada shaqayn ah nagala soo xiriinTelephonada iyo Emailada kala ah xasanjcole@hotmail.com At 612 644 056

Aabdijibaar aadan Caraale {lugagooys} samaan50@hotmail.com

Soona booqo webka  Bassomudug.org

Hay’da Basso Mudug oo socdaal ku tagtay magaalada Bargaan
Waxaa dhawaan socdaal ku tagnay magaalda Bargaan ee degaanka Basso Mudug, hadaan idinkaaga faaloono Magaalada Bargaan, waa Magaalo ka badalan sidi aan ku ogaay  xaga horumarka, sababtoo ah marki iigu Danbaysay magaalada ma jirin wax adeega bulshada ah, inkastoo an ka soo qeeyb qaadanay xaga horumarka, Laakiin waxaan ugu tagay wax ka wayn waxi aan filaaynay, waayo magaalda waxaa laga hirgaliyay dugsi Hoose Dhexe, waxaana gabgabo maraayay dugsigi sare inkastoo hada la dhameeyay,

Magaalda waxaay leedahay Hospital wayn oo ay hirgaliyeen Ganacsatada u dhashay iyo qurba joogta dibada, Magaaldu xaga Biyaha waxay leedahay laba Ceel oo biyaha laga cabo iyo Matoor kayd u ah, waxaana xaga Biyaha gacanta ku haayo Cabdulaahi Foodcade oo wax badan gacanta ku haayay Matoorada iyo Ceelasha biyaha dadaal dheerna u galay si bulshada ku nool deegaanka Bargaan aysan biyo u waayin.

Magaalada Bargaan waxaa laga hirgalin rabay oo howsheedu socotay dhismooyin Dagmo,waxaan dadaalkaas Badankiisa gaystay oo dib u dhiska magaalda hanti badan  iyo juhdiba galiyay Ganacsade Maxamed geedi Boos, Xaga Schoolka waxaa gacanta ku haayo Qurbajoogta u dhalatay ee dagan Magaalda Biristol ee Wadanka Engiriiska,MudoToban Sano dhan Reer Biristol ayaa bixinaayay mushaaradka Macalimiinta wax ka dhiga Schoolada, waxaan Amaan balaaran u jeedinaynaa  Gacasade Geedi Boos iyo Reer Biristol oo aan la aantood suurtagasheen, Horumarka Bargaan iyo rag kale oo Ganacsato ah oo uu Gudoomiye u yahay Xasan Cali Boor iyo janadi Fardoowso alaha ka waraabiyee Siciid Jalwo Gacal oo dhawaan geeriyooday, oo ay Magaaladu tabi doonto dadaalki uu ka galay horumarkeeda,

Magaalda waxaa hada ka howl galo Hay’ada Meriland oo laga leeyayay Wadanka Engiriiska, haysana xaga Hospitalka Daawooyin aan saas u buurnayna gaysa, inkastoo aysan baahida ka jirta daboolin, sababtoo ah bahida jirta ma dabooli karto hal Hay’ad oo kaliya

Anaga Hay’ad ahaan waxaan isku dayayanaa saan rabno hadaay noo suuroowdo inaan  dadaal badan ka gaysano  Hoowl badana ka qaban karno, waxaan ka codsanaynaa Hay’adaha Caalamiga Qurba joogta iyo ganacsatada, in ay nagu garabsiiyaan howsha an wadno

waxaan ku eedaynaynaa UNka in ay ka jiifteen dhamaan Deegaanada Basso Mudug inay ka howl galaan, waxaan ka codsanaynaa in ay wax nagala qabtaan, hadayna tagi karin anagaa wax ka qaban karna ee ay nagu maal galiyaan   Basso mudug development Society

xasanjocle@hotmail.com

Socdaalkii hay’ada samafalka Basso Mudug ee Dagmada Ceelbuur
Waxaan dhawaan soo booqanay Caasimada Basso Mudug ee Ceelbuur, runti Ceelbuur waa magaalo aad noo jiitay waxaan ku arkaysaa inay magaalo facwayn tahay guryaha taariiqigaa ee ku yaalo ee uu talyaanigu ka dhisay qarnigii 19ki ama kun 1920ki,

laakiin dagmadu waa magaalo ay dayaceen dadki u dhashay  ama wax ku soo bartay ka na hajireen badankeed waa magaalo cimiladeedu aad u wanagsan tahay lehna wax kasta oo nolushu u baahan tahay.

Sida Koronto Afar iyo labatan Saac 24 Hours, shaqaysa.Hospital aad uwayn  iyo laba yar ayar, inkasta uu xirnaay Hospitalka wayn xag dhaqaale  awgeed  u xiran yahay iyo hay’adaha oo ka jeiiftay dagankaas, school sare iyo hoose dhexe ha,dana waxaa laga hirgalinaayay laba xarumood oo College ah oo ay maal galinaayeen Gancasade Axmed Nuur Cali Jimcaale iyo Ganacsade Muqtaar Geedi Cade oo u dhashay dagaanka.inkastoo aysan dhamaan howsheedu wali.

Waxa ku waregsan Bali ama Lake sida aad u taqaano magalada, waxaa dhamaan dayactir u baahan dageenadi ay dowladu ka howl gali jirtay,  waxaa jooga laba hay’ adood inkastoo howshuudu gaabsi tahay, oo kala ahhay’ada Consern iyo Bisha Cas,

waxaa maalinti u Shaqo taga Dad aan ku qiyaasnay kun ilaa Kun iyo shanboqol oo rux oo ka shaqeeysta dagaxa Dibirka looyaqaan ama Burjikada iyo Cusba qodis oo u shaqataga geegaanka washaaqo oo ah magalada banaankeeda, gobalka waxaa ka Jiiftay Hay’adaha Caalamiga ee UNKA  iyo Ganacsatada u dhalatay oo sidi la rabay  wax uga qaban

Ka Hay’ad ahaan waxaan isku dayayanaa inaan ka qabano waxi karankeena kana dhaadhicino inaan nahay hay’ad dagaanka laga leeyahay oo qaban karta hoowaha uu deegaanku u baahan yahay aduunka iyo hay adaha dowligaa aidnkan anagu garabsiiya hoowshaas aan isu xilqaanay dhamaantiin.

wabilahi towfiie bassomudug development sociaty.

Socdaalki Hay’ada Basso Mudug ee Dagaanka Galhareeri
Waxaan dhawaan sahan indha indhayna ku tagnay Dgalhareeri oo  ah Dagmada qaadatahy Dagma nimadeeda marki ay buuxusay wax yaalihi Dowladi Kacaanka uga baahneed sanadki 1988ki taasoo dowladi Maxamed Siyaad bare u aqoonsatay Dagmabuuxda lehna maamulkeeda u gaarkaa,

Dagmada Galhareeri runtii waa Dagaan aad ku noolaan karto oo leh Aasaasiga nolasha sida koronto,  schoolo wax barsho, biyo macaan, iyo hospital  la geeyo bukaanada, Dagmada waxaa ka howlgala dhowr School waxaan wax ka barta arday boqolaal  kor u dhaafaysa, hadana waxaa laga hirgalinaayay Kaam lagu xanaaneeyo Agoonta  dadka dan yartaa iyo walibadhismo qabyo ahaay oo lagu wado in laga  dhigo  College sidaa ay ii sheegeen ganac sadata aan kula kulmay dagmada ,

Dagmada waqligaas waxay ku jirtay xiliga gua loo yaqaan uu uu roobku ka curto, oo waa ay barwaaqaysneed, Caanaha suuqyada ayaa lagu kala iibsanaayay ayagoo aad u jaban ,xooluhuna waa ay dararsanaayeen waxayna maraayeen xiligaas qiimo jaban,

Magaaladu waxay leedahay koronto 24 hours ah oo laysku halayn karo mana ku dhinbayso inaad hesho Barafka oo aad looga isticmaalo xiliga kulaylaha  iyo Jalaatada,  runtii waa magaalo mustaqba fiican leh hadii lahelo Hay’ado ka shqeeyo oo u damqanaayo degaanka,

Anaga ka Hay’ad ahaan waxan xafiis ka furan doonaa dhawaan Dagmada Gal hareeri  waxaana u shaqayn doonaa deegaanka waxi karaankayna ah, waxaan ka codsanaynaa hay;’adaha caalamiga iyo kuwa deeqda bixiya inay nagu garab siiyaan wax qabadka degaan ku  u baahan yahay,

Sidoo kale ganacsatada dagaanka waxaan ka rabnaa ianay nagu cawiyaan wax qabashada deegaan waynaha Galhareeri anaguna waxaan balan qaadaynaa inaan wax muuqda ka qabano degaanka

wabilaahitowfiiq soo booq bassomudug developmentsocity.or

Thanks.

hay’ada Basso Mudugoo soo booqatay Dagaanka Jacar
Waxaan dhawaan booqasho ku tagnaya dageen waynaha Jacar, oo aan kula kulanay Ugaaska Beesha Murusade ugaas Cabdulaahi ugaas Xaashi Ugaas Faracade iyo odayaasha dhaqanka sida Gudoomiyaha dageenka Jacar Ismaaciil Dhuxuloow iyo odaydhaqameedka ku caankaa Jacar oo hadaad markasta maqasho Jacar aad soo xasuusanayso, Ganacsadaha wayn Nabadoon Nuur Garuun {Nuur Shabeel}

iyo waliba bulshada dhicancyadeeda kale sida Bulshada rayidka Ganacsatada Hawenka iyo Ardayda wax ka barata dugsida kala gadisan ee ku yaala magaalda jacar waraysina idinkaaga soo qaadnay, hadaan ka faalono magaalada jacar.

magaalda jacar waa magaalo aad u waynaatay runtii aniga waxaa iigu danbaysay 95ki, laakiin hada waan aqaan waayay waayo waa magaalo aan ka yareen dagmo lehna waxi dagmo looga baahnaay oo dhan, laakiin magaaladu malahan hospital inkastoo hada laga hir galain rabay sida ay ii sheegeen ganacsatadu.

waxay leedahay schoolaad dhowr nuuc u kala baxa iyo koronto lasku halayn karo oo ah 24 hours maglaada ganacsigheedu waa uu kala socday hadan waxaa ka jiray nabad taama oo lasku halayn karay meeshaad doontana aad marayso waxaa gacanta ku haayo maamulka ka jira.

Laakin ma jiraan wax Hay’ado ah oo ka hoowl gala marka laga tago dadka deegaan ka u dhashay oo dibada jira iyo Ganacasata oo caawiya nolosha iyo wax barashada. magaaladu waxay caan ku tahay  xoolaha nool beeraha iyo qaraha  oo aad ugu baxa

waxaan ka codsanaynaa dhamaan Hay adaha caalamiga inay garab nagu siiyaan si aanwax uga qaban lahayn deegaanka jacar iyo waliba ganacsatad u dhalatay deegaanka nagalana soo xiriiraa bassomudug .org

Thanks.

Safarki Hay’ada Basso Mudug ee Dagaanka Dari‏
Dad badan markay maqlaan deegaanka Dari waxay soo xasuusanaayaan sanadkii 2006ki marki Maxamaed Qanyare Afrah oo ay bursanaayeen maxkamadi Islaamiga uu sal dhigtay dageenka Dari, oo ah magaalo ay kasoo jeedaan haybta uu ka shashay.

waxaan booqasho gaaban oo sahan  ah ku tagnay deeganak Dari oo ah magalo Facwayn wax badana soo jirtay, runtii magaalada Dari waa magaalo aan aad u dhismin marka aad fiiriso dada ay jirto waxaana dadka markaad waraysato ay ku macnaynaayaan magaalda oo uu dhagaxu aad ugu badan yahay oo ay adagtahay deegaamayn teeda,

Magaaladu waxay caan ku tahay biyaha oo aad ugu dhaw inaad hesho waxay leedahay Ceelal gacmaha biyaha looga cabo, dadkuna waagi oonlayda u soo biyo doonana jireen, ayagoo halqabsigooduna ahaay ceelwayne daraad aan u dhaaminaynaa reerka, magaalada Dadri waxaa ku yaalo hospital aad u wayn oo ay dadka deegaanka Qurba joogta iyo ganacasatadu hir galiyeen oo ka kooban shan qaybood, iyo schoolo wax barasho magaalada kama jiraan wax hay’ado ah oo ka howl galo.

Deegaanka waxaa ka hirgalay tuulooyin kale oo badan  sida Ceel xaraar, Balad Amiin .Ceelgubad iyo Cadare iyo tuulooyin kale oo badan, anaga ka hay’ad ahaan waxaan diyaar u nahay inaan ka howl galno waxaan ka cosanaynaa hay ‘adaha caalamiga inaay nagu garab siiyaan ka howl galka deegaanka dari   sidoo kale qurba joogta iyo ganacsatada waa inay nagala shaqeeyaan.

Thanks

Basso Mudug.org