Waxaan noo suurta gashay inaan ceel cusub ka hirgalino dagaanka Qudus ee Shabeelada Hoose oo eey biyo la’aan xoogan ku heysay qoosas gaaraya ilaayo afar boqol (400) oo qooys oo kasoo guuray dagaanka Caloolweyn ee Shabeelada Dhexe. Waxaan kaloo ka hirgalinay isla dagaanka Qudus iskuul hoose dhexe oo eey ka faa’iideesteen qosaskaas soo bara kacay, waxaana gacan nagusiiyay qurba joogta dagaankaas udhalatay, waxaana gacan weyn ka geestay suldaan Cabdi Maxamud Faarax(Cabdi Sarandi).