waxaa dhawaaan safar indha indhayna ka soo laabtay madaxa hay’ada Bassomudug u qaabilsan arimaha wacyigalinta iyo dhaqaalaha Mr Cabdijibaar Adan Caraale {luga goosy },safarkaas uu ku soo indha indheeyay uguna soo kuurgakay  dageenada ay ka howl gasho Hay’ada Bassomudug

Cabdijibar waxuu lasoo kulmay dhaman holwadeenada hay’ada ee jooga Somaaliya, waxuuna soo indha indheeyay say hoowshu socota,waxuuna sidoo kale soo bixiyay simanaaro badan  oo uu siinaayay shaqaalaha ka howl gala Hay’ada Bassomudug xafiisyadeeda kala duwan,

waxuuna kasoo diyariyay ducumintery iskuugu jira maqal iyo muuqaal waxaan dhanwaan soo dhigi doonaa barta yutubka ee bogeena ee ha u dayma la aan

Waadmahadsan tihiin holwadeenada Hay’adaan dhamaan meel kasta o aad joogtaa iyo inta nmagu xiran  nagalana soo xiriir

bassomudub.gmail.com