Dad badan markay maqlaan deegaanka Dari waxay soo xasuusanaayaan sanadkii 2006ki marki Maxamaed Qanyare Afrah oo ay bursanaayeen maxkamadi Islaamiga uu sal dhigtay dageenka Dari, oo ah magaalo ay kasoo jeedaan haybta uu ka shashay.

waxaan booqasho gaaban oo sahan  ah ku tagnay deeganak Dari oo ah magalo Facwayn wax badana soo jirtay, runtii magaalada Dari waa magaalo aan aad u dhismin marka aad fiiriso dada ay jirto waxaana dadka markaad waraysato ay ku macnaynaayaan magaalda oo uu dhagaxu aad ugu badan yahay oo ay adagtahay deegaamayn teeda,

Magaaladu waxay caan ku tahay biyaha oo aad ugu dhaw inaad hesho waxay leedahay Ceelal gacmaha biyaha looga cabo, dadkuna waagi oonlayda u soo biyo doonana jireen, ayagoo halqabsigooduna ahaay ceelwayne daraad aan u dhaaminaynaa reerka, magaalada Dadri waxaa ku yaalo hospital aad u wayn oo ay dadka deegaanka Qurba joogta iyo ganacasatadu hir galiyeen oo ka kooban shan qaybood, iyo schoolo wax barasho magaalada kama jiraan wax hay’ado ah oo ka howl galo.

Deegaanka waxaa ka hirgalay tuulooyin kale oo badan  sida Ceel xaraar, Balad Amiin .Ceelgubad iyo Cadare iyo tuulooyin kale oo badan, anaga ka hay’ad ahaan waxaan diyaar u nahay inaan ka howl galno waxaan ka cosanaynaa hay ‘adaha caalamiga inaay nagu garab siiyaan ka howl galka deegaanka dari   sidoo kale qurba joogta iyo ganacsatada waa inay nagala shaqeeyaan.

Thanks
Basso Mudug.org