Waxaan dhawaan booqasho ku tagnaya dageen waynaha Jacar, oo aan kula kulanay Ugaaska Beesha Murusade ugaas Cabdulaahi ugaas Xaashi Ugaas Faracade iyo odayaasha dhaqanka sida Gudoomiyaha dageenka Jacar Ismaaciil Dhuxuloow iyo odaydhaqameedka ku caankaa Jacar oo hadaad markasta maqasho Jacar aad soo xasuusanayso, Ganacsadaha wayn Nabadoon Nuur Garuun {Nuur Shabeel}
iyo waliba bulshada dhicancyadeeda kale sida Bulshada rayidka Ganacsatada Hawenka iyo Ardayda wax ka barata dugsida kala gadisan ee ku yaala magaalda jacar waraysina idinkaaga soo qaadnay, hadaan ka faalono magaalada jacar.
magaalda jacar waa magaalo aad u waynaatay runtii aniga waxaa iigu danbaysay 95ki, laakiin hada waan aqaan waayay waayo waa magaalo aan ka yareen dagmo lehna waxi dagmo looga baahnaay oo dhan, laakiin magaaladu malahan hospital inkastoo hada laga hir galain rabay sida ay ii sheegeen ganacsatadu.
waxay leedahay schoolaad dhowr nuuc u kala baxa iyo koronto lasku halayn karo oo ah 24 hours maglaada ganacsigheedu waa uu kala socday hadan waxaa ka jiray nabad taama oo lasku halayn karay meeshaad doontana aad marayso waxaa gacanta ku haayo maamulka ka jira.
Laakin ma jiraan wax Hay’ado ah oo ka hoowl gala marka laga tago dadka deegaan ka u dhashay oo dibada jira iyo Ganacasata oo caawiya nolosha iyo wax barashada. magaaladu waxay caan ku tahay xoolaha nool beeraha iyo qaraha oo aad ugu baxa
waxaan ka codsanaynaa dhamaan Hay adaha caalamiga inay garab nagu siiyaan si aanwax uga qaban lahayn deegaanka jacar iyo waliba ganacsatad u dhalatay deegaanka nagalana soo xiriiraa bassomudug .org
Thanks.
