Waxaan dhawaan sahan indha indhayna ku tagnay Dgalhareeri oo ah Dagmada qaadatahy Dagma nimadeeda marki ay buuxusay wax yaalihi Dowladi Kacaanka uga baahneed sanadki 1988ki taasoo dowladi Maxamed Siyaad bare u aqoonsatay Dagmabuuxda lehna maamulkeeda u gaarkaa,
Dagmada Galhareeri runtii waa Dagaan aad ku noolaan karto oo leh Aasaasiga nolasha sida koronto, schoolo wax barsho, biyo macaan, iyo hospital la geeyo bukaanada, Dagmada waxaa ka howlgala dhowr School waxaan wax ka barta arday boqolaal kor u dhaafaysa, hadana waxaa laga hirgalinaayay Kaam lagu xanaaneeyo Agoonta dadka dan yartaa iyo walibadhismo qabyo ahaay oo lagu wado in laga dhigo College sidaa ay ii sheegeen ganac sadata aan kula kulmay dagmada ,
Dagmada waqligaas waxay ku jirtay xiliga gua loo yaqaan uu uu roobku ka curto, oo waa ay barwaaqaysneed, Caanaha suuqyada ayaa lagu kala iibsanaayay ayagoo aad u jaban ,xooluhuna waa ay dararsanaayeen waxayna maraayeen xiligaas qiimo jaban,
Magaaladu waxay leedahay koronto 24 hours ah oo laysku halayn karo mana ku dhinbayso inaad hesho Barafka oo aad looga isticmaalo xiliga kulaylaha iyo Jalaatada, runtii waa magaalo mustaqba fiican leh hadii lahelo Hay’ado ka shqeeyo oo u damqanaayo degaanka,
Anaga ka Hay’ad ahaan waxan xafiis ka furan doonaa dhawaan Dagmada Gal hareeri waxaana u shaqayn doonaa deegaanka waxi karaankayna ah, waxaan ka codsanaynaa hay;’adaha caalamiga iyo kuwa deeqda bixiya inay nagu garab siiyaan wax qabadka degaan ku u baahan yahay,
Sidoo kale ganacsatada dagaanka waxaan ka rabnaa ianay nagu cawiyaan wax qabashada deegaan waynaha Galhareeri anaguna waxaan balan qaadaynaa inaan wax muuqda ka qabano degaanka
wabilaahitowfiiq soo booq bassomudug developmentsocity.or
Thanks.
